Degmada wabxo ee gobolka galgaduud somalia ayaa waxaa ka da ayay maalmihii lasoo dhaafay roobab lixaad leh oo ay ku diirsadee dhamaan dad iyo duun yada magaaladaas kunool roobab kaan tira badan la sheegay in ay kadhasheen qasaaro isugu jira dhawacyo iyo burburka guryihii ay dumiyeen kadib markii ay soo galeen daada xoog badan oo kusoo eogmadag magaalada
Wabxo oo ah magaalo dalxiis oo leh dhul aad u qurax badan ayaa dhacda Bariga gobolka galgaduud
waa magaalo kulmisa sedax gobol oo kala ah galgaduud hiiran iyo shabeelada dhexe magaaladan waxaa hoostaga deegaano badan waxaa kamid ah deegaanka dac bilan, dabqurun ,soole,xamaar ,gorof, urdiimo ,waraxey, ciiiday, dambaciid afdhay, waragibile ,ceel afwayne ,hinro, iyo magaalooyin kale
Roobabka oo ka da ay dhamaan degaanada aan hoos kusoo husnay gaar ahaan waxey ubadnaayee deegnaka afdhay waragibile iyo degmada wabxo oo ah head quaterka degaanadaas ey hoosyimaadaan
Waxaa kale oo ay roobabku ka de een dhamaan gobolada dalka somalia hase ahaatee warbjxintayna waxay dul taagan tahay wabxo iyo degaanada hoos yimada dhulka howdaka oo u dhaxeeya wabxo iyo afdhay ayaa lasheegayaa in biyuhu saaid ugu soo gomadeen kadib daadad kadhashay roobabka xoogan oo ka da ay magaaladaas
Waxaa lasheegay in ay qaadeen baabuur isticmaalay wadada xiriirisa degmada wabxo iyo degaanka afdhay ee gobolka galgaduud baabuurta ayaa lagu sheegay in ay ahaayeen 6 baabuur oo ah nuuca xamuulka iyo kuwa raaxda isgu jira inastoo markii dambo looga soosaaray wiish dhamaan baabuurta ay biyuhu latageen
Wadadaan ayaa marwalabo oo roob ku da ,o ayaa waxaa qatartaan oo kale kakulmaan dhamaan gaadiidlayda ukala gosha degmada wabxo iyo deegaanka afdhay waxaa sidoo kale wax yeelo kasoogaartaa xoolaha nool sida geela iyo
Ariga iyo lo da haba u badnaadaanee geela oo dhulkaas howdka ah aad udaaqa
0 Comments