Amintu waxey kubeeg need 12:00 oo habiinimo waxaanu gaari farari ah ka kaxeysanay aniga iyo sxbky mustaf abdi ahmed bartamaha magaalada wabxo ee gobolka kalgaduud waxaanu u jahaysanay dhanka degmada soole eemagaalada wabxo markaan soconay mudo kudhaw 15 daqiiqo ayaan gaaranay xaafda amaal waay ee degmada soole waxaan kuleexanay maqaayada uu lahaa ganacsade maalgashade hinian ah
markiiba waxey indhahaynu qabteen gashaanti hada soo hana qaaday oo udhalatay dalka maraykanka oo kaba eeri ka ah maqaayada waxaanu kuniri nookeen cunto dhaqameedka soomalida 30 second kadin waxey nalaso gaartay sood iyo caano ari oo aad moodo in gada lasoo lisay welina xumbadii korka kasaarantahay meeshiii ayaan kacashaynay.
inyar markaan meesha kula kaftanay dalxiisayaal ruush ah oo maqaayada ka cashayhaayay
ayaan u baqoolnay dhanka iyo soole sedax daqiiqo kadiba waa gaarnay degmadii an uga soo baqoolnay dhanmagaalada waxbo oo ah markaas magaalada ganacsiga gobolada dhexe oo dhan
degmada sooleayaa habiinkaas iska seexanay subixii ayaan wadada kagta saarnay inaga oo u sii jeesanay dhanka magalaada faca wayn ee ceelbuur waxaan marnay wadada xiriirisa dehmooyainka soole iyo dabqurun oo degmo fac wayn oo ganacsiyo badan kuleeyihiin maal gashada yaal badan oo udhashay dalalka shiinaha, india, garmany, japan, iyo uk,
markii aan gaarnay dabqurun waxaan istaagnay kaalin shidaal oo uu leeyahay ganacsade ruush gaarigii ayaan kabuuxsanay kadibna gacta ayaan wadada saarnay waa ceelbuur in aan kaqadeyo in kastoo aan rabno degmooyin badan ookasokeeya jidku waa haigh way mana lahan wax jaam ah oo iskahor imaad ah quruxda degaan iyo nimcada wadada hareeraheeda yaal ayaa ku indhaqaboayseynaa
dhulku waa dhuk aad ucagaaran hareeraha wadada ayaa ah mid biyuhu qulqulayaan nuuc walbo oo ah mid ka qayb qaata bilicdawadooyinka ayaan kuyaala hareeraha wada imigaka waxaan maraynaa inta udhaxeysa wareegsinta iyo dacbilan oo ah degmo aad u balaaran oo kudara deegaka jeexan waxaan soo gaarnay buundo laga sameeyay halka laga gali dacbilan buundada hoosteed waxaa mara wado tariin oo isaga kala gooshta gobolada dhexe, muqdisho, ilaa wadamada deriska ah sida ethopia, kenya, ugand,tanzania.muzampea iyo dhamaan biriga iyo bartamaha africa .
waxaan socono iyo waxaan soco ugu dambay waxaan soogaarnay degmada ceel shiil gaarigii ayaan bakinga gashaay magaaladaa yaan usoo aadanay tamashlayn iyo taxtaxaash
waxaan booqanay garoonka magaalda waxaan kula kulanay diyaarad laga leeyhay dalka jarmalka oo dhax taagan madaarka degmada ceel shiil ayaa si maalin la ah utimaada halkaan
markii aan kasoo laabaay madaarka magalada ayaan imaanay maqaayad kutaala bartamaha magaalada
uuna leeyahay ganacsade udhashay dalka sacudi carabia shaqaalada maqaayada ayaa ahaa shaqaale aad utirabadan lk ubada dadka deeganka maamulka maqaayada ,kaasheerka , iyo xisaabiyaha guud intuba waa dadka deegaanka shaqala hooska maqaayada waxey udhasheen dalalka keya ethopia ugand dhamaandadlalka east afica oo dhan ayaan kujiray waxayna amarka kaqaadanayeen somalida.
waxaan kadalbaay qado kakoob needo barin iyo neef ido ah oo dhaylaaa
markaan meeshii kuqadaynay waxaan meesha isku arnay dalxiisa udhashay IIRAAN markaan cabaar meeshii ku sheekaysany ayaan kasoo baxnay waxaa iska soo aadirinay hotel kuyaala eri dudiska oo kakooban 25 biyaano waxaan kadegnay biyaadana 19 aad qolka 324 ee hotelka markii aan maqrib dukanay ayaa ayaa waxaa noosoo gashay gabar indian ah oo kashaqaynaysay hotelka waxay inagu tiri casho maxaan idiin keenaa mudanayaal markaas ayaan kudhahnay cabitaan qabow oo seko ah nookeen casho maba cuikarnee caawa isla markiiba waxay nookeentay cambo iyo qare seko ah waxayna nagu tiri caba oo caafimaad ku caba waa qayraadkii wadankiina kasoo baxaye
saacadu markiiay isku taagtay sedaxda habiinimo ayaan kasoo dhaqaajinay holkii aan maanta subixii hore degnay markii aan soconay cabaar ayaan kusoo baxanay ATM kuyaala wada dhinaceeda waan istaagnay waxaan soo bixiyay karkayga primary bank waxaankala soo baxnay lacg 3760 dollar ah.
IMAATINKEYNA CEELBUUR IYO WIXII AAN KALA KULANAY
ugdambayn waxaan subax hiiro horo kusoo baxanay ceerbuur durbadiiba waxaan laxoox ama cajeero hadba waa sidaadbu taqaanide aan kacunay gabar bakistan udhalaty oo maqayad yar kulaheed magaalada meesha laga soo galowaxaanu degnay hotel dhismihiisa aad loo qurxuyay ookakooban 50 biyaano waxaanu qol kahelay aniga isyo saxbkay biyaanada 35 aad qolka 8675 ee hotelka waxaa lahaa ganacsade somali ah oo aad looga yaqaan dhamaan gobolada somalia gaar ahaan gobolada dhexe
markii aanxoogaa nasanay ayaan soo aadnay magaalada waxaana makiiba himaanay buundada oo si heer caalami ah loo dhisay eyna hoosmarto shan wado Tariin oo midkamida ay tahahay midii dacbilan iyo wabxo hoosmaraysay kadibna taas muqdisho u aadaysay
halka kuwa kale ay isu qaybiyaandhamaan magaalooyinka gobolada dhexe
mid kamida waxey aadaa jacar bargaan galhareericaga cade
mida kalena waxay aadaa tarambi al wakiil cows waynne ceeldheer
midna waxay isga gooshtaa magaalooyika cadare towfiiq deri galcad kabid waxaay usii gudbaan shabeelooyinka
midna waxay aadaa ceel garas ceel qooxle xiindheereh ilaa mudug ayey aadaa
mida ugu dambaysa waxay ada dhaka guri ceel iyo dhuusamareeb .
mudo isbuuc ah oo aan waqti qurux badan ku qaadanay waxaan usii jeesanay dekeda magaalada ganhareeri oo ah magaaloleh sedax madaar dyaradeed iyo dekad ay halkii mar kusoo xirankaraanilaashan 5 markab oo ah kuwa xamuulka qaada
dekada sidaas uwayn waxaa suurta geliyay kanaalway oo laga soo jeexay bada oo balaciisu la eg yahay 100 kilo mitir dhirir kana yahay bada ilaa iyo magaalada afkeeda
anaga oo joogno marinbidoodkaad kaas laga sooleexiyay bada sifcna jawi ugu qaadayna ayaan hal mar ah kasotoosayhurdadii waxaana kusoo baraarugay aiga oo jiifa kuri kuyaala degmada dayniinle gaar aahan raadeel xaafda ifis halkaas ayey kusoo geban gabowday waqtigii quruxda badnay oo aansoo qaatay mudadii isbuuca eheed ee aan isugu maray waxbo soole dabqurub dacbilan ceelshiil ceel buur iyo ilaa galhareeri ilahay ha inoo rumeeyo
2 Comments
Waaa riyo waaliya inaa kacdo ma aheyn inaa iska siiwadato aheed
ReplyDeleteaad iyo aad gudoomiye
Delete