maxey tahay fursadda dahabigaa ee uu mohamed binu salmaan khasaariyay?


poqorka saudi arabia 

waxey aheed fursad soomartay boqorka dalka sucuudiga salmaan binu abdi caziiz iyo wiilkiisa dhaxal sugaha ah mohamed binu salmaan binu cabdul caziiz fursadaas oo ah hogaanka umada carabta iyo dalalka islaamka hadii ey muuquf adag ay ka istaagi lahaayeen gumaadka iyo xasuuqa ay ciidamada isreal ay kageysanayaan  marinka Gaza kaasoo markii hire go doonsanaa markalena lagu go doomiyay shacabka falastiiiyiinta 

boqotooyada ayaa haysatay kaararka cadaasiska ee lagu cadaadin karo maamulka isreal kuwas oo hadii ay adeegsato wax badan ka bedeli lahay sida hada xaalku ow yahay waxeyna ugu yaraan ey baajin laheed xasuuqa isreal ay ku hayso caruurta iyo dumarka marinka Gaza  oo maalin walbo kumanaan kun oo banbaanooyin ah ciidanka isreal ay ku garaacayaan waxaana kaararkaasi ay yihiin kuwa muhiim u ah dowlada sacuudiga  

kusoo dhawaada war bixintaan aadka xasaasiga u ah fadlan nala joog kuna sii gudbi saaxiibadaa si wax uun uga ogaadaan waxa bariga dhexe ka socda mahadsanid 


Ayadoo dagaal adag maalintii  44 afartan iyo afaraad uu kasoconaayo marinka Gaza ayaa hadana dhinaca kale waxaa muuqaneysa in dagaalka dhinaca war baahinta ee sacuudiga iyi iiraan ow aad u sarakacay wixii kadambeeyay markii dagaalkaan kabilowday marinka Gaza 7 october war bixintaa oo ciwaan looga dhigay maxey tahay fursada dahabigaa ee bin salmaan uu iska lumiyay ayaa lagu daabacay war gayska laga leeyahay iiraan ee la miyaadiin waxaa kala oo jirta war bixin kale oo ka soo baxday televesionka al carabiya ee boqortooyada sucuudiga ayaa daa bacay warbixin ciwaan looga dhigay iiraan waxey qaadatay 10m si aysan dagaalka qayb uga noqon war bixinta all carabiya waxey ku salaysneed in iiraan loo fasaxo dhaqaalihii ka xayiraay si eysan uga qayb noqon   dagaalka koo asocda marinka Gaza oo aysan aagag kale ku furi isreal  waxzana moodaa i uu sii xoogaysanaayo labada dowladood halkii laga doonaayay ugu yaraan in ay wax uqabtaan shacabka go,doonsan hadaba


waa maxay fursadaha dahabigaa ee uu is dhaafiyay sacuudigu ?

1.kaarka dub limaasiyada 


dhax sugaha boqortooyada 

Ayadoo lafulinaayo war murtiyeedkii kasoo baxay shirkii madaxda carabta iyo dowladaha islaamka  war murtiyeedkii kasoo baxay waxaa ka mid ahaa in go doomita laga qaado marinka Gaza  isla markaana si deg deg ah gargaar loo gaarsiyo dadka shacabka waxaa gar gaarkaasi hogaamin doona qaar kamida masuuliyiinta sacuudiga taasoo isreal ka hor istaagi laheed in ay joojiso duqaynta marika Gaza  ugu yaraan  ita waqtigaas ay ku sugan yihiin magaalada  maxaa yelay isreal waxay danaynaysaa is dii sacuudiga xiriir xoogan ula samausan laheed oo diblumaasiyadeed  hadii masuuliyiita sacuudiga       wax yeelo kasoo gaarto duaqayta waxaa sii adkaaa doonto in ay isku soo dha waadaan sacuudiga iyo  isreal  sida uu daabacay war gayska all miyadiin ee kasoo baxa iiraa .

2.kaarka dhaqaalaha 


2.kaarka dhaqaalaha

Hubka ugu wayn ee sacuudiga gacantiisa kujira waa saliida  qasabna maahan in lagooyo ama la mamnuuco amaba laga iibin suuqyada reer galbeedka gaar ahaan washiton lkn waxaa ku filneed kaliya in loo hanjabo oo Riyyaad ay hogaamiso dadaalka galalka {OPEC} leesku yiraahdo ay ku dimayaan wax soo saarkooda saliida  taaasi waxey taageero way u noqon ladeed shacabka falastiiniyiinta  Riyaad oo kaliya waxay ku han jebilaeed in hor u qaadeyso qiimaha saliida ama shidaalka  taas oo aysan u adkaysan kareyn reer galbeedka xili saliidii ay kaso iibsan jireen Ruushka ayagu ay iska xireen lkn talaabadaan waxa diiday 9 kii bishaan wasiirka maal gashiga khalid bin cabdul caziiz alfaalix xili uu ka jawaabaayay su aaluu waydiiyay televsionks CNN ee dalka mareykanka laga leeyahay waxaan asigoo su aashaasi ka jawaabaya uu yiri (ma ahan mid saaran miiska boqortooyada sidoo kalena madoonayno in aan kaar kaas u adeegsano xabad joojin laga gaaro marinka Gaza weliba si xoog ah) taas oo muujineysa in wada xaajoodka  caadiyeynta  xiriirka isreal iyio riyaad meel xasaasi ah uu maraayo  sababaha iyo soo yaalka wey ku kala duwanaan karaan mowqifka sacuudiga oo ku saabsan in aan laqadin tilaabo dhab ah oo lagu joojinaayo xasuuqa iyo gumaadaka ka socda marinka Gaza 

waxaa jirta figrad kale waxaa laga yaabaa in ay tahay kacaankii figrada ee kadhashay howlgalkii duufaanta all aqsaa ee 7 dii october  howlgalkaan oo burburiyey gumeysaha isreal iyo quraafaadka ciidankeeda sidoo kale fikirka kacaanka waxow in keenay in uu bedelo shacabka daciifka ahay una beelo shacab xoog badan kuwaas oo jab xoogan gaasi karaya kuwa kibray si walbo ay u awood badan yihiin hubna ay uhaystaan bal aan taariiqda dib ugu laabano maxaa dhacay 60maadkii qarnigii tegay dunida carabta waxaa kasoo burnayaay xiligas muujado xurmino doon ah iyo kamadax banaanida boqortooyooyinkii katalin jiray halkaasi sida dalalka ciraaq iyo masar oo ay kadhasheen jamhuuriyado blase sacuudiga iyo  jordan si aada ayey uladagaaleen in dalka yaman oo deris la ah uu kadhasho nidaam jamhuuri ah ayagoo kabaqaaya i muujadaha kacdoonka ay soogaaraan                

 dhinaca kalena 50 sano kabid  wargayska kasoo baxa isreal ee haratis  ayaa soo xiganaya duckomentiyada yaala kaydka dhexe ee talabiib waxow baahiyay in isreal ay siisay gargaar militery oo kadhan ah kacdoonada jamhuuriga  dalka yaman iyo jamaalabdi nasirkii xukumaayay xiligaas dalka masar taageerada isrealay siinaysay sanado badan ilaa xabad joojin leesku raacay kaaas oo soo afjaray dagaalkii 1967 sida laga soo xigtay wargayska isreal   abaalkii ay isreal ugashay joordan iyo riyaad mirihiisa waxay guratay 1967 markaas oo jab xoogan lagaarsiiyay masar iyo carabtii kale ee la socotay jordan iyo sacuudiga oo xarash u haayay jamaal cabdi naasir kaas oo dalka masar hogaaminayay maadaama uu hormuud u ahay kacdoonkii boqortooyo diid ka ahay ee mandiqada ka curtay sheeda ayay ka eeganayeen oo uma aysan gurman  hada waxaa moodaa in sidii yaman oo kale sanadkii 1962 qarnigii  hore ay isku dan ay u ahaayeen gumaysiga dalalka carabta ee boqortooyoyinka maamulaan maadaama riyaad si aanan qarsoodi ehayn ay uga soo horjeedo in dagaal yahanada iska caabinta ay kuulaystaan ayagoo kacabsi qabo in fikirka kacdoonka dalalka carabta markale uu kacurto   sidookalena fikirka kacaanka wuxuu lid kuyahay caadiyeynta xiriirka isreal.

  guushii dagaal yahanada  iska caabinta ay ka gaareen dagaalkii loogu magac daray duufaanta             all aqsaa waxaa marka hore ba lagugaaray dhulka iyi sixeeladeysan iyo sidookale wacyiga wada jirka  ah  sidookale go aanka figrada ayaab ubedelay marinka Gaza iftiinka dunida ooo dhan gaaray iyo in qadiyada falastiin dib loogu soo celiyo fagaarayaasha caalamka  

dhanaca kalena isla wargayska financial times waxow daabacay war bixin wadna qabad kunoqoty maraykanka iyo xulufadiisa kaas oo ururka OPEC pluse uu sacuudigu hogaaminaayo ay qorshaynayaan in ay hoos udhigaan sababo kadhashay xasuuqa isreal aya xasuuqayaan shacabka marinka Gaza  markii hore wax soosaarka saliida maalintii  waxow garayay 12 ilaa iyo 13 milyan oo fuusto balse hada 9 milyan oo fuusto ayaa lagarrsiiayay sababtuna waa in ay dhaqaalo badan ka sameeyaan madaama  mareykanka iyo xulufadiisa xayiraado ay ku soo rogeeen ruushka  sidookle hada sucuudigu waxow heestaa fursad kale oo dheerad ah asigoo dhinac ka taageeraya shacabka falastiiniyiita wxow wax soosaarka maalintii gaarsii karaa 6 ilaa iyo 7 miyan oo fuusto si barmiilkii loo gaarsiiyo ilaa iyo boqol dollar 100$ caadiskaasna waxow keeni doonaa in marayka iyo xulufasiisa ay dib ugu laabtaan xisaabahooda iyo taageerada indha la aanta oy siinayaan isreal taasina waxey bad baadi doontaa kumaan kun oo shacab oo reer falastiin ah  dhimista wax soosaarka saliida iyo saro ukaca qiimaa saliida ayaa ah sabaabta ugu wayn ee wargayska financial times uu kusheegay waxa ugu wayn ee dalalka carabta ee katirsan OPEC plus ee ay aad kaga vareysan yihiinxasuuqa iyo gumaadka lagu haayo shacab reer falastiin lk ay la yihiin talaabo ay qaadaan  dalalka xubnaha ka ahOPEC PLUS  ee sida wayn uga careysan waxaa kamidka kuwait,algeria, iyo iiraan balse sucuudiga sicad uma muujin in uurabo in uu qaado tilaabadan asigoo garab umuujinaayo shacbaka falastiiniyiinta    

waa ku mahadsan thay booqashadaada fadan taabo link si aad wax badan u aragto  

                          Blogger: Posts



Post a Comment

0 Comments