Maxaad samayn laheed hadii ay adiga kugu dhici laheed sheekadaan ?


                                                  

magaalada sheekaadaan ey kadhacday 


Nin ayaa yiri maalintii dhalashadayda waxaan aaminay aniga in dadka oo dhan ay dhalashadayda ilaabeen qofna iimow tahniyadaynin  markii lagaaray duhuradii ayaa gabadha madax waynaha ka ah shirkada aan kashaqeeyo isoo wacday waxeyna igu tiri dhalasho wanagsan waxaan kuu samaynayaa qado dhalasho igama diidaysid sow maahan  .

wuxuu yiri .waxaa kudhahay yahe waan israacnay gurigayga waaye ayey dhahday qadada  ayada dhan cajiib cajiib waaye sidey iigu soo dhawaaneyso iyo sidey ii aheed lagama sheekayn karo anigoo yaaban oo waxa iga qaldan aanan haraneyn ayaa gurigii tagnay qolka fadhiga ayey ifadhiisisay kadibna waxay igu tiri sow masamayno ayadoo dibnaheeda hoose haaf qaniinee 

markaan ayaan ku iri haa anigoo sidaan ahayba aqaanin  kadib ayay igu tiri qolka hurdada ayaan gelayaa 5 shan daqiiqo kadibna waan kuu soo laabanayaa isi sii diyaari kadib anigoo sifican isii fiirihaa ayay iga tagtay shadaqiiqo badib ayay soo laabatay  

Magaraneysaa cida la socotay waxow yiri  caruurtayda, hooyadey, aabahay, xaaskaygi, iyo dhamaan shaqaalaha shirkada oo ubaxyo gacmaha kusida  iyo shumacyo oo leh dhalasho wanaagsan 

ayey lasocdeen  aniga laygu yiri sisi siidiyaarina anoo qaawan ayaan fadhiga fadhiyay 

maxaa kaaga baxay sheekadaan maxeyse kula tahay in ay tahay dulucda sheekada  q

Qaybta hoose ee comentiga nagula wadaag  aragtidaada  

waa mahadsan tahay  

Post a Comment

0 Comments